Al Shabaab oo Weeraro Qaraxyo ku bilowday ku qaaday Saldhigyo ciidan

Kooxda Al Shabaab ayaa saakay aroor hore weeraro ku bilowday qaraxyo ku qaaday saldhigyo ciidanka milatariga Soomaaliya ku leeyihiin degmada Owdheegle iyo deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose. Sida aan wararka ku heleyno Al Shabaab ayaa weerarada ku bilowday qaraxyo gaadiid laga soo buuxiyay oo lagu dhuftay saldhigyada ciidamada , waxaana qaraxyada kadib xigay weerar … Continue reading Al Shabaab oo Weeraro Qaraxyo ku bilowday ku qaaday Saldhigyo ciidan